Kalandarka
Sannad Dugsiyeedka 2024-2025 Jadwalka Waxbarashada
Taariikhda | Dhacdo |
---|---|
Ogosto 19, 2024 | Maalinta Koowaad ee Dugsiga |
Sebtember 2, 2024 | Maalinta Shaqada* |
Oktoobar 11, 2024 | Maalinta Qoyska* |
Oktoobar 21 - 24, 2024 | Fasalka 3aad Imtixaanka Dayrta ELA/Imtixaanka u diyaarsan dugsiga barbaarinta |
Noofambar 27-29, 2024 | Fasaxa Thanksgiving* |
Diseembar 4-6, iyo Diseembar 9 - 13, 2024 | Fasalada 10-12 ee Dhamaadka Koorsada (EOC) Imtixaanka |
Diseembar 23 - Janaayo 3, 2025 | Fasaxa Jiilaalka* |
Janaayo 10, 2025 | Simistarka 1 wuu dhamaanayaa |
Janaayo 13, 2025 | Simistarka 2 ayaa bilaabmaya |
Janaayo 20, 2025 | Maalinta Martin Luther King Jr.* |
Febraayo 17, 2025 | Maalinta Madaxweynayaasha* |
Febraayo 25 - 28, 2025 | Imtixaanka Gobolka ACT, Fasalka 11 oo kaliya |
Maarso 24-28, 2025 | Fasaxa gu'ga* |
Abriil 18, 2025* | Maalinta Qoyska* |
Abriil 7 - Meey 2, 2025 (maalmaha shaqada) | ** Imtixaanka Gobolka Guga Fasalada 3-12 (MF) |
May 26, 2025 | Maalinta Xusuusta* |
May 30, 2025 | Maalinta ugu dambeysa ee Dugsiga |
Juun 1, 2025 | Qalinjabinta Dugsiga Sare |
* Fasaxa - Xafiiska OHVA waa xiran yahay/macalimiinta lama heli karo
** Taariikhaha gaarka ah ee ardayda heer fasal iyo maado waxa la siin doonaa qoysaskeena OHVA isla marka jadwalku dhamaado.